Halkan Ka Daawo Marwada Iyo Wasiirada Ka Qaybgalay Xaflada Xarunta Agoomaha Hargeisa

Hargeisa(GNN)Daawo Munaasibada oo ahayd mid si heersare loo soo agaasimay ayaa waxaa kasoo qayb galaY marwda madaxeynaha mawro aamino wasir wasiirka wasaarada maaliyada marwo samsam cabdi aadan wasirrka wasaarada waxbarashada gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka
daauud axmed faarax iyo maamulka iyo ardayda dugsiyada dayib guray iyo quule aadan waxaan labadan dugsi oo kaalmaha hore ka galay imtixaanaadkii shahaadiga ahaa ay labaatan neef oo adhiya ugu deeqeen munaasibada ciida awgeeed caruunta agoomaaha ah ee magaalada hargeisa, waxaana halkaasi mahadnaq aad u balaadhan iyo duco uga soo jeediyey ardayda labadan dugsi dhammaan masuuliyiintii xafladaasi kasoo qayb galay.