Marwo Ruqiya Budle Oo Kamida Ururka Qurbajoogta Reer Somaliland Ayaa Deeq Agaba Soo Gaadhsiisay Xarunta Agoomaha Gabiley

Gabiley(GNN) Marwo Ruqiya Budle Oo Kamida Qurbajoogta Reer Somaliland Ayaa Deeq Agaba Soo Gaadhsiisay Xarunta Agoomaha Gabiley.
Munaasibada Deeqdani Ayaa Waxa Goob Joog Ka Ahaa Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Deegaanka Gabiley, Cuqaal, Culimowdiin, Aqoonyahano Iyo Masuuliyiinta Xarunta Agoonta Gabiley Iyo Marti Sharaf Kale.

r

Munasibadani Oo Ka Qabsoontay Isla Xarunta Agoonta Ayaa Waxa Ugu Horayn Ka Hadlay Safiya Aw Aadan Meecad, oo ah Gudoomiyaha Xarunta Agoomaha Gabiley waxayna Aad Ugu Mahad Celisay Marwo Ruqiya Budle oo Kamida Qurbajoogta Reer Somaliland oo Inta Badan Ka Warhaysa Cauurta Agoonta Ah Ee Ku Jirta Xaruntani Gabiley Safiya Aw Aadan Gudoomiyaha Xarunta Agoonta Gabiley Waxay Kaloo Ay Carabaabtay in Ruqiya Budle Aanay Ahayn Markii Ugu Horaysay Ee ay Xaruntani Agoonta Gabiley Wax Soo Gaadhsiiso Balse Ay In Badan Oo Kale Ay Deeqo Noocani oo Kale Ah Ay Hore U gu Keentay Caruurta Agoonta Ah Ee ku Jira Xaruntani .sidaa Waxa Tidhi Gudoomiyaha Xarunta Agoonta ee Gabiley Safiya Aadan Meecaad.

yy

ee

Boqor Muxumed Geele Seed O Kamida Boqorada Somaliland Ayaa Isaguna Halkaasi Ka Hadlay Islamarkana Aaad Ugu Mahad Celiyay Marwo Ruqiya Budle Waxanu Illhay Uga Baryay Iyada Iyo Cidii Kale Ee Wax Ku Darsatayba inuu Illhay Miisaanka Xasanadka Ugu Daro Waxanu Ugu Baaqay Qurbajoogta Kalena Ee Reer Gabiley Iyo Cid Kasta oo Wax Tari Kata Agoontani Yar Yar ay Wax Ku Soo Taraan Waayo Buuyidhi Sadaqadu Waxay Ka Mid Tahay Wax Yaabaha Loogu Dhawaado illhay Ee La iska Sii Horaysiiyo Ee Maalin Aan Manta Ahayn Loo Aayi Dono .

bb

Xildhibaan Cibaado Maax Cimi OO iyana Goobtaasi Ka Hadashay Ayaa Sheegatay inay Ka Mid Ahayd Qurbajoogtii Hore Uga Damqaday Dhibatada Haysata Waxayna Tilmaantay in Xaruntani Bilawgii ahaan Jirtay taandho Maantana Ay Tahay Xarun Shaqaysa Taasina Ay Tahay Wax Illhay Loogu Mahd Noqo Marwo Riyana Waxan Illhay Uaga Baryaynaa In Ubadkeeda Iyo Maal Keedaba U Barakeeyo Illhay Miisanka Xasanadkana Ugu Daro Sadaqadaasi.

jj

qq
isuduwaha Wasarada Cafimaadka Ee Gobolkla Gabiley Dr Jimcaale Daahir oo Isaguna Halkaasi Ka Hadlay Ayaa Aad Ugu Mahd Celiyay Ruqiya Budle Waxaanu Xusay Inay Tahay Xafladii Ugu Horaysay Ee Uu Ka Soo Qayb Galo Isagoo Masuulkii Ugu Sareeyay Wasarada Cafimadka Ee Gobolka Gabiley  Waxaanu Halkaasi Ka BalanQaday In Adeega Cafimaadka Ee Xaruntani Agoonta Ay Bilaash Uga Dhigi Doonaan Sida Wax Barashadaba Ay Bilaashka Ugu Helaan Maanta Wixii Ka Danbeeyana Ay Adeega Caafimaadkana Bilaash Looga Dhigi Doono Madama Rasuulka Illhayba (SCW)Inoo Sheegay In Laga War Hayo Agoonta Oo La Ilaaliyo Lana Dhaqaaleeyo .Sidaa Waxa Yidhi Isuduwaha Wasarada Cafimaadka Ee Gobolka Gabiley Dr Jimcaale Daahir

rrrr
Gabagabadii Waxa Halkaasi Ka Hadashay Marwo Ruqiya Budle Waxayna Sheegaty Inay Maanta Sharaf U Tahay inay Deeq Agaba Soo Gaadhsiiso Caruurta Yar Yar Ee Ku Xaraysan Xaunta Agoonta Gabiley Waxayna Xustay In Ay Deedani Tahay Deeq Yar OO Agaba islamarkana Dhaanta Wax La ,aanta Insha Allah Intii Bixsatay Ee ii Soo Dhiibtayna Halkay Ka Soo Saareen Wax Ka Badan Ha U Galiyo Waxanan Qurbajoogta Reer Gabiley Leeyahay Baahidu Way Badan Tahay Agoontana Yar Yarna Cidna Uma Maqna Ceelna Uma Qodna Ilhay Iyo Umadiisa Ayuun Bay Sugayaan Waana La Isku Ee Gayaa Illhayna Isku Naxariista Ayuu Yidhi Markaad Isku Naxariisataan Ayaan Ana idiin Naxariisani. Sidaa Waxa Tirdhi Marwo Ruqiya Budle oo Kamida Qurbajooga Reer Somaliland.

Halkani Ka daawo Warkaasi

 

Gabiley.Net

Gabiley Office