Bushaaro, Bushaaro, Bushaaro; Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure oo looga bartay adeeg hufan, qiimo macquul ah, nashqadaha qurxinta Dumarka noocyadooda kala duwan iyo shaqaale macmiisha raalligeliya, waxa uu kuu soo kordhiyey Qalab casri ah, nashqado cusub oo heer sare ah, dharka aroosyada, taashashka iyo adeegyo ku raalligeliya. Haweenkoow ha moogaannina Koofeerka casriga ah ee Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure iyo Panaroma Beuiti salon inaad iska habaysaan habkasta iyo hannaankaad rabtaba halkaasaad ka helaysaan ee hore u gaadha, haddaad xaflado aroos iyo meher leedahay ammaba aad sidaadaba isu qurxinayso, marba ha moogaannina, hana ka habsaamina. Haddaba Hooyga Qurxinta Dumarka ee Panaromahalka ay ku yaallaan aan idiin tilmaamee, booqda xarumaha Panaroma Manicure and Pedicure & Panaroma Beuiti salon oo ku kala yaalla Dhismaha Deero Mool iyo ka soo horjeedka Jameecoweyn sparpartis amma Fooqa xarunta u ahaa xawaaladdii Qaran ee dhinaca waqooyi-bari ee Line-ka bilayska amma agagaarka Mataanaha Dahabshiil ee magaalada Hargeysa amma waxaad kala xidhiidhi kartaa Taleefannada kala ah; 0634425623

Ogeysiis:Waxay Hay’adda EAD ka codsanaysaa bulshada Somaliland, qurbejoogta degaanka iyo Guudahaan Muslimiinta + VIDEO.

Sida la wada ogsoon yahay abaaro ba,an ayaa ka jira goboladda bariga Somaliland. Abaartaasi waxa ay saamaysay qoysas badan iyo wixii ay xoolo lahaayeenba, waxaanay aad ugu baahan yihiin  biyo iyo baad-ba. Goboladda abaaruhu hada ka jiraan waxaa ka mid ah Saaxil, Togdheer, Oodweyne, Buhoodle, Saraar, Sool,  Xaysimo iyo Sanaag.

Sidaas darted, hayadda Horumarinta Geeska Africa (EAD) waxay ugu baaqaysaa xukuumadda, hayaddaha samafalka , wadamadda deeqaha bixiya iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda Somaliland inay ka qayb qaataan gurmadka abaaraha ka jira goboladda bariga Somaliland.

Hayadda EAD waxay si gaar ah ugu dhiiri galinaysaa ganacsatadda iyo qurbajoogta inay si deeqsinimo leh ugu hagar baxaan taakulaynta iyo caawinta bulshadeena ay abaaruhu heleen.  Hayaddu waxay ugu baaqaysaa bulshadda Somaliland inay isu abaabulaan ,iskuna xil saaraan sidii bulshadeena tabaalaysan ee abaaruhu saameeyeen gurmad deg deg ah loola gaadhi lahaa.

Gudidda fulinta EAD UK  2016

Waxay Hay’adda EAD ka codsanaysaa bulshada Somaliland, qurbejoogta degaanka iyo Muslimiinta inay si ballaadhan uga qayb qaataan Tabarucaadka khayriga ah ee lagu fulinayo 6-da Mashruuc sanadka 2015/2016.
Tabarucaadka waxaad ku soo hagaajin kartaan Accounts-kan :
East Africa development ” EAD “

Dahabshil HRGD34184

Omaar Global limited 00436472

Faahfaahin dheeraadaea-development@live.com
 
EAD Gabiley.Net
EAD Gabiley.Net1
EAD Gabiley.Net2