Ra’isul Wasaaraha Australia Tony Abbot Ayaa La Tuur Xilkii Hogaamiyenimada Xisbiga Talada Dalkaasi Haya Ee Liberal Party

Australia(GNN):- Ra’iisalwasaaraha Australia, Tony Abbot, ayaa laga qaaday xilka hogaamiyanimada xisbiga talada haya ee Liberal Party. Waxaa cod xisbigiisa loo qaaday kaga guulaystay, Malcolm Turnbull, oo noqday ra’iisalwasaaraha cusub.150914122933_malcolm_turnbull_640x360__nocredit

Natiijada ayaa ahayd 54 cod iyo 44 cod. Guuldarada Abbot ayaa ku imaatay si deg deg ah.

Waxaa su’aal laga keenay hogaamintiisa, iyadoo uu kaga jawaabay in laga qaado cod xildhibaanada baarlamaanka ee ka tirsan xisbigiisa

GNN News