TACSI:Ina lilaahi wa inaa ilaahay raajicun Geerida Ku Timid Ahmed Abdilaahi Nadif (Jeex).
Ina lilaahi wa inaa ilaahay raajicun:
Dhamaan dadka hoos ku xusani waxey tacsi u dirayaan dhamaan qaraabadii, ehelkii iyo asxaabtii uu ka baxay Ahmed Abdilaahi Nadif (Jeex), oo ku geeriyoodey magaalada Hargeisa bishu markey ahay 24/09/2015.
Ilaahey waxaanu uga baryeynaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo marxuunka, qaraabada iyo ehelkii uu ka baxeyna Samir iyo Imaan ka siiyo – Aamiin..Aamin
Dhamaan dadkani oo kala jooga UK, Canada, Belgium, Somaliland, UAE iyo meel badan oo kalad duwan
- Yahya Abdilahi Amin
- Abdifatah Nur Aamin
- Sheikh Nur Amin Ismail
- Abdiaziz Sheikh Farah Nadif
- Caaqil Ali Osman Hussein
- Abdirahman Sh. Abdilahi Ibrahim
- Abdirashid Haji Ahmed
- Ahmed Nur Amin
- Ahmed Hassan
- Sharmaarke Nur Amin
- Abdirahman Abdilahi Omar (Baytari)
- Abdilahi Asker Ibrahim (Abdilahi Dheere)
- Hassan Mahmoud Igeh
- Mohamud Sheikh Farah Nadif
- Dr Hamse Yusuf Muse
- Dr Mohamed Ali Hure
- Ismail Hassan Warsame
- Mohamed Hassan Warsame
- Hussein Magan
- Osman Abdilahi Omar (Baytari)
- Mohamud Osman Amin
iyo Dhamaan ehelada qaraabada iyo saaxiibada marxuumka ee anaan halkan ku sheegin magacyadooda ee ku kala nool daafaha dunida.