Wajaale- Daawo Kawaanka Wajaale Oo Qarka U Saaran In Daacuun Ka Dilaaco Iyo Qaylo Dhaanta Ka Soo Yeedhaysa Dadwaynaha Wajaale

Gabiley(GNN) Cuqaal , Culumowdiin, Iyo Odayaasha Dagmada Togwajaale Ayaa Si Adag Uga Hadlay Islamrkana Sheegay In Wax Yeelo Wayn Ku Hayo Kawaanka Xoolaha Lagu Qalo Wajaale oo Nadafad Xumo Aw Geed Ur Iyo Qadhmuun Looga Baxay Xafadaha La Jaara Kawaanka Xoolaha.

Gabiley.Net
Wajaale Office