War-Deg-Dega:Xukuumada Somaliland Oo Hawada Ka Saartay Idaacadii Fm Ahayd ee VOA

Hargeisa(GNN):-Wasiirka Wasaarada Warfaafinta somaliland oo Khadka telefoonka Ay Kula Xidhiidhay Shabakada Wararka Gabiley News Network Ayaa U Xaqiijiyey In qaybtii fmta ee idaacadaasi ay hawada ka saareen isagoo ku sababeeyey xidhitaanka idaacadan Inay Jabisay Qodobadii Ay Heshiiska Kula Gashay Xukuumada Somliland, Sidaa darteedna ay u xidheen wasiirku wax kale oo faahfaahina kama bixin arrintan
Balse Arrintan ayaa noqonaysa mid ugu ah waana markii ugu horeysay in muddo ah ee xukuumada somaliland ay khadka kasaarto idaacad caalamiya oo laga leeyahay dawladaha reer galbeeka.
wixii warar ah ee kasoo kordha amuurtan kala soco shabakada wararka GNN

Hargeisa Office