DAAWO: C/Casis Samaale oo saaka qaatay Kaadhkii Golaha Dhexe ,Been cadna ku tilmaamay warar xalay Website yada qaar ka Qoreen.

Wasiirkii hore ee Maaliyada kana mid ah Murashaxiinta  Jagada madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Cabdicasis Maxamed Samale ayaa saaka tagay xarunta dhexe ee Xisbiga Kulmiye si uu u qaato Kaadhka Xubinimada Golaha dhexe.

Murashax samaale waxa uu beeniyay warar xalay warbaahinta qaarkood ay qoreen oo sheegyay in loo diiday kaadhka Golaha dhexe.

Halkan ka Daawo.

Gabiley.net