DAAWO:- Ciyaaryahan Maxamed Maano oo Qalab Sports Ah Gaadhsiiyey Ciyaartoyga Gabiley.

Gabiley(GNN):- Ciyaaryahan Maxamed Ibraahim Cabdi Maano Ayaa Maanta Deeq Qalab sports Ah Maanta Gaadhsiiyey Ciyaartoyga Gobolka Gabiley, Waxaana Deeqdan Si Heersare Ah Uga Gudoomay Maayirka Magaalada Gabiley oo Ay Weheliyaan wasiirka wasaarada warshada iyo qaar kamida xildhibaanada golaha deegaanka gabiley.

Halkan Hoose ka Daawo.