Daawo:-Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Madal Qadosharaf Ah Ku Qaabiley Xubnaha Golaha Dhexe ee Gobolada Bariga.

Hargeisa(GNN):-Madashan oo Ayhayd Mid Si Heersare Loosoo Agaasimay Ayaa Waxaa Kasoo Qabgalay Martisharaf Aad u Tiro Badan oo Uu Ku Casuumay Xubnaha Golaha Dhexe u Matalaya Gobolada Bariga Somaliland Munaasibadan oo Hadalo Dhaadheer Iyo kaftan Laysku Waydaarsaday Waxaa Lagu Lafo Guray Musharaxnimada Muuse Biixi Cabdi iyo Sida Ay U taageersan yihiin, Waxaana iyana Ka Qayb Ahaa Munaasibadan Dadka Kasoo Qayb galay Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland, Gudoomiyaha Xisbiga Iyo Masuuliyiin Sare sare Oo kamida Xukuumada Iyo Xisbiga Kulmiye Halkan ka Daawo Warkaasi Oo Faahfaahsan.