DAAWO: Khilaafkii Xisbiga UCID oo mar kale soo noqday iyo Jamaal Cali Xuseen oo hadalo kulul hawada usoo mariyay Gudomiye Faysal.

Murashaxa madaxtinimo ee xisbiga UCID  Jamaal Cali Xuseen ayaa aad uga cadhooday hadal  dhawaan kasoo yeedhay Gudoomiyaha xisbiga Faysal Cali Waraabe oo ahaa in hadii uu u arko dadka ka sharaxan xisbigiisa aanay dalka wadi karin uu taageeri karo xisbiyada kale .

Jamaal Cali Xuseen oo arintaa ka Jawaabaya waxa uu yidhi halkan ka Daawo.

 

Log1