DAAWO:Maayraka Caasimada Hargaysa Iyo Golihiisa Deegaanka ayaa Maanta Magaalada Togwajaale Kala soo Dagtay Qalab.

Gabiley (GNN) Maayraka Caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan Soltelko Iyo Golihiisa Deegaanka ayaa Maanta Magaalada Togwajaale Kala soo Dagtay Qalab Ka Kooban Gaadiidka Lagu Sameeyo Wadooyinka Iyo Waxyaabo kale Oo ay Dawlada hoose Ee Hargaysi Kasoo iibsatay shirkad Ka Hawlgasha Dalka Ethopiya
Waxa Isla Markii ay Qalabku soo Gaadhen Magaalada Togwajaale Oo Ka Tirsan Gobolka Gabiley ayaa Waxa Kusoo Dhaweeyay Maayar Soltelko iyo Golihiisaba maayarka Gabiley maxamed AMiiN Cumar cadbi Iyo Gudomiyaha Dagmada Togwajaale Aadan Muuse Cilmi (Aadan shiine) iyowaliba Xubno Kale Oo Kamid ah Golaha Deegaanka Gabiley

qalbuuuu 1

Log1