DAAWO Sawiro: Abiib Timacad oo Kubiirey Garabka Maxmed Biixi Yonis ,Saxibkii Samaale na Cidlo kaga Dhaqaaqay.

Wasiirkii hore ee Warshadaha Abiib Diiriye Nuur oo ahaa saaxiibka ugu dhaw ee Cabdicasis Maxamed Samaale oo kamid ah Sadexda Musharax ee ugu Cadcad tartanka Murashaxa Madaxweyne ee xisbiga Kulmiye ayaa maanta mar kaliya lagu arkay isagoo ag boodaya Murashaxa kale ee Maxamed Biixi Yoonis oo maanta dalka kusoo laabtay.

20151011_103538-1024x61420151011_103555-1024x61420151011_103653-1024x61420151011_103704-1024x61420151011_103739-1024x61420151011_103749-1024x61420151011_103755-1024x61420151011_103759-1024x61420151011_103803-1024x61420151011_104737-1024x61420151011_104755-1024x61420151011_105140-1024x61420151011_105202-1024x61420151011_105221-1024x61420151011_105223-1024x61420151011_105232-1024x61420151011_105240-1024x61420151011_110613-e1444561527200-614x102420151011_111052-e1444561641232-614x102420151011_111137-1024x61420151011_111147-1024x61420151011_111229-1024x61420151011_111233-1024x61420151011_111238-1024x61420151011_111244-1024x61420151011_111247-1024x61420151011_111553-e1444561772807-614x102420151011_111627-1024x61420151011_111655-1024x61420151011_111745-1024x61420151011_111818-1024x61420151011_111843-1024x61420151011_111853-1024x61420151011_111939-1024x61420151011_112037-1024x61420151011_112039-1024x61420151011_112047-1024x61420151011_112102-1024x61420151011_112154-e1444561924513-614x102420151011_112240-e1444561951584-614x1024

 

 

Mudane Timacad oo ah nin is badal badan ,kolba meesha dantiisu ku jirtana u wareega ayaa lagu xasuustaa is casilaadiisii u danbaysay oo uu ka sababeeyay xil ka qaadistii saxibkii Samaale isaga oo dhawr jeerna isaga iyo Samaale ay socdaalo wada jir ah ku tageen wadanka Kenya.

 

 

Gabiley.net