DAAWO:Ururka TAWFIIQ Oo Deeq Lacaga Gaadhsiiyay Bukaanka Iyo Shaqaalaha Dhakhtarka Dhimirka Boorama +SAWIRO.

Boorama(GNN)-Ururweynaha Samafalka TAWFIIQ ayaa deeq lacaga gaadhsiiyay haweenka ku jira dhakhtarka dhimirka Boorama iyo qaar ka mid ah Shaqaalaha dhakhtarkaas deeqdaas oo ay sida ay sheegeen mas’uuliiinta Ururkani ay ka timid haweeen Muxsinad ah.

DSC04222DSC04225DSC04227DSC04229DSC04230