Dhageyso Dood Kulul Oo Maanta Dhexmartay Gudoomiyaha Golaha Dhexe Xisbiga Kulmiye Iyo Wasiirkii Hore Cadaalada Iska Casilay.

Hargeisa(GNN):- Dhegayso Doodan Kulul Ee Dhexmartay Xuseen Cabdi Caydiid Oo Kamid Ahaa Wasiiradii Is Casilay Isagoo Ahaa Wasiirkii Cadaalada, Iyo jaamac Shabeel Oo Ah Gudoomiyaha Golaha Dhexe Xisbi Xaakimka Kulmiye.

Hargeisa Somaliland
Gabiley News Office