Gudoomiyahii Baarlamaanka Maamulka Putland Oo xilkii Iska Casilay.

Garowe(GNN)-Guddoomiyihii Barlamanka Maamulka Puntland Siciid Xasan Shire ayaa shir jaraa’id oo uu gurigiisa ku qabtay sheegay inuu iska casilay xilkii guddoomiye nimo ee Paarlamaanka Maamulka Puntland.

 

Siciid Xasan Shire ayaa go’aansadey inuu hortago Barlamanka markii ay u muuqatey in xildhibanao gaadhaya 40 xubnood ka keeneen mooshinkaan.

Warkan oo faahfaahsan goor dhow filo