Maamulka Gobolka Iyo Degmada Gabiley Golaha Deegaanka iyo Taageerayaal Oo Si Culus Uga Dhex Muuqda Tartanka Ciyaaraha Boorame

Boorame(GNN)-Maayarka Degmada Gabiley Amiim Cumar Cabdi Xoghayaha D/hoose Cabdiraxmaan Nuur Abokor, Gudoomiyaha Gobolka Gabiley Mustafe Cabdi Ciise Shiine iyo Xildhibaano badan oo katirsan Golaha Deegaanka Degmada Gabuiley, iyo dadweyne Tira badan ayaa soo camirey Ciyaartii Maanta dhex martey Gobolada Salel iyo Gabiley iyadoo Taageerada Masuulyiinta iyo Dadweynaha Reer Gabiley si culus looga dareemayay Garoonka Xaaji Daahir Cilmi ee Magaalada Boorama.

Maamulka Gabiley2(1)

Maamulka Gabiley2(1)

amiin(7)

jjjjjj(1)

 

C/RAAQ AXMED HAYAAN ILKACASE

GABILEY.NET

GABILEY OFFICE