Mayarka Gabiley oo Munaasibad Lagu Sii Galbinaayo U Qabtay Xulka Kubada Cagta Ee Gobolka Gabiley Uga Qayb Galaya Tartanka isreebreebka Gobolada Somaliland

Gabiley (GNN) Mayarka Gabiley oo Munaasibad Lagu Sii Galbinaayo U Qabtay Xulka Kubada Cagta Ee Gobolka Gabiley Uga Qayb Galaya Tartanka isreebreebka Gobolada Somaliland Waxayna Xulkani Manataba u Anbabaxeen Gobolka Awdal ee Magalo Madaxda Borama
Gabiley.Net
Gabiley Office