OGAYSIIS Jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Holland iyo nawaxigeeda.

OGAYSIIS OGAYSIIS, Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliland. ahna Gudomiyaha xisbiga Waddani, oo la kulmi Doona jaaliyada reer Somaliland ee ku Dhaqan dalka Holland
Waxa la ogaysiinayaa bulsho weynta reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Holland iyo nawaxigeeda inuu gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga Waddani mudane Cabdraxmaan Maxamed Cabdilahi Ciro uu booqasho ku iman doono dalka Holland.maalinta sabtida ee bishu tahay 31/ 10/2015, waxaanu Guddoomiyhu la kulimi doonaa dhamaan jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan dalka holland iyo nawaxigeeda, goorta iyo goobtu waa sidan hoos ku qoran.
Maalinta sabtida
31 October 2015.
Address
Event Plaze
Lange klei weg 86
2288 GR Rijswijk
DEN HAAG
Saacda 16:00 pm- to
22:00 pm
Wixii faahfaahin dheeraad ah fadlan kala xidhiidha gudoomiyaha jaalliyadda Somaliland: Axmed Cabdi Xudhuun Tel: (31 687850414
Ama xidhiidhiyaha xaflada: Xasan mataan Aw Axmed Tel:
+31 687746024
++31 641482074