Ogeysiis Muhiim ah oo Ku Socda Jaaliyadda Somaliland ee Dalka UK – Bismillahi raxmaani raxiim,

Ogeysiis Muhiim ah oo Ku Socda Jaaliyadda Somaliland ee Dalka UK –

Bismillahi raxmaani raxiim,
Waxa la ogeysiinayaa Jaalliyadda Somaliland ee ku dhaqan UK inay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Silanyo” iyo wefdiga uu hoggaaminayo ee ku sugan UK ay kula kulmi doonaan Jaalliyadda Somaliland ee deggen UK cinwaanka hoos ku xusan Sabtida 17/10/2015 Insha ALLAAH.
Grange Tower Bridge Hotel
45 Prescot Street
London
E1 8GP
Waqtigu waa: 19:00 ilaa 23:00 pm.
Tube Stations-ka u dhow:


Aldgate east ama Towerhill – District iyo Hammersmith and city lines

Allaa Mahadleh.