OGEYSIIS:Muxaadaro muhiima , West London

OGEYSIIS ; Muxaadaro muhiima , West London

Waxay Hay’adda EAD idinku marti qaadaysaa inaad nagala soo qayb gashaan Muxaadaro diiniya oo ku salaysan LIIBAANTA ADDUUNKA IYO LIIBAANTA AAKHIRO. Waxa muxaadaradan marti inoogu ah ama inoo soo jeedin dona Sheekheenii weynaa xafidahullaah Sh. Siciid Maxamed Farah
Date:10th Oct 2015 Time:17.00-2030 pm Address: 1 Chignell Place West Ealing W13 0TJ Wixii faahfaahina: 07958028138:7985155011