SHeekhu Baladka Magaalada Gabiley SH Ciise Sh Muxumed Warsame oo Baaq u Direy Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye

Gabiley(GNN)SHeekhu Baladka Magaalada Gabiley SHeekh Ciise SHeekh Muxumed Warsame Guuleed Ayaa Maanta SHir Jaraa,id Oo Uu Ku Qabtey Magaalada Gabiley Baaq Ugu Direy Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Waxanu Gogol U Fidiyey Golaha Dhexe Xisbiga Kulmiye in SHirkiisa Lagu Qabto Gobalka Gabiley, Isagoo Cuskadey Sababo Fara Badan, oo ay ka Mid yihiin Sida Nabadgalyada Iyo Wasiiiradaa Is Casiley oo uu Sheegay in Ay Doonayaan KHilaaf Dhinaca Golaha Ah Islamarkana Lagala Fogaado, Gabileyna Ay Marti Qaadi Karto oo Lagu Qaban Karo Shirkaasi
Sidoo Kale Sh eekhu Baladku oohadalkiisa sii wata ayaa Waxa Uu Baaq U Diray Madaxweynaha Somaliland Iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye in ay Suuragaliyaan Arinkan Uu Soo Jeediyey
Sheekhu Waxa Kale Oo Uu Cambaareeyey Wasiiirada  Is Casiley Oo Uu Ku Sheegay inay YihiinKuwo Somaliland Iyo SHacabkoodaba Duminaya Waxanu Hoosta Ka Qariiqay inay Nabadu Tahay Ta Somaliland Ku Soo Caano Maashay Hadaan Nabadi Jirina Nololi Jirimayso.

 

 

Gabiley.net

Gabiley Office