DAAWO:War-murtiyeedkii laga soo saaray Shirkii Xooxaha Somalida Uga Socday Muqdisho iyo Macaga Soamliland oo Wali ay Ku Hawaawiyayaan

Shirkii Xooxaha Somalida uga socday magaalada Xamar ayaa waxaa laga soo saaray War-murtiyeed ka kooban 10-qodob oo ay isku raaceen dhinacyadii shirka kasoo qayb-galay iyo Macaga Soamliland oo Wali ay Ku Hawaawiyayaan.