DAAWO:Wasiir Xaglo-toosiye Oo Shaaca Ka Qaaday Inuu Yahay Murashax Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga Kulmiye.

Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye oo ka soo jeeda Beelaha bariga somalilanad gaarahaan gobalka buuhoodle ayaa hotelka ambassador ee magaalada Hargeysa kaga dhawaaqay inuu yahay murashax madaxweyne ku xigeen Munaasibada ayaa ahayd mid guud ahaan ay ka soo qayb galeen masuuliyiinta ka soo jeeda beelaha harti iyo daarood oo garab istaag u ah wasiirka caafimaadke ee maanta hankiisa shaaciyey.

 

 

 

Log1