Daawo Masuuiyiinta Dagmada Tog-wajaale Oo Hanbalyo U Diray labada Musharax Muuse Biixi cabdi Iyo M/ Kuxigeen C/raxmaan saylici Oo Maanta Kasoo Dhexbaxay Shirwaynihii Xisbiga Kulmiye

Gabiley(GNN) Masuuiyiinta Dagmada Togwajaale Oo Islamaanta Shir Jaraaid Ku Qabtay Xafiiska Dawlada Hoose ayaa Hanbalyo Iyo Bogaadin U Diray labada Musharax waa Musharaha Madaxwayne Muuse Biixi cabdi Iyo Madaxwayne Kuxigeen Craxmaan saylici Oo Maanta Kasoo Dhexbaxay Shirwaynihii Shanaad ee Xisbiga Kulmiye Uu Ku Doortay Musharixiinta Uga Qaybgalaysa 2017 Dorashooyinka madaxtoyada somaliland Halkan Ka Daawo Warbixintasi Oo Faahfaahsan

Gabiley.Net Office Gabiley somaliland