Daawo Shirkii 1993 Ee Dhidibada Loogu Taagay Jamhuuriyada Somaliland Iyo Khudbadihii Qiimaha Badnaa.

Hargeisa(GNN):- Qaranimada Somaliland kadib Markii Dad Badani Dhiigooda U Hureen Jiritaankeeda waxaa shacabka reer somaliland yeeshay shirar faro badan oo ay ku dhisayen dawlad ay ku mideysan yihiin waxaana aan dib ugu milicsan doonaa barnaamijkan oo koobaya shirkii Ay Marti galisay Magaalo madaxda Gobolka Awdal Ee Boorama Oo Ahaa Shirkii Qaranka Somaliland Ka Hano Qaaday.

Hargeisa Somaliland
Gabiley news Desk
Axmed Cismaan Almis