Daawo Ururka Naw Ee Gobolka gabiley Iyo waliba Haweenka Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Gabiley Oo Taagero U Muujiyay Muuse Biixi Cabdi Gudomiyaha Kulmiye

Gabiley Haweenwaynaha Ururka Naw Ee Gobolka gabiley Iyowaliba Haweenka Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Gabiley ayaa maanta Munaasibad Balaadhan Oo ay Ku Qabten Magaalada Gabiley Waxay Siwayn Ugu Taageren Gudomiyaha Xisbiga Kulmiye Kana Mid ah Musharixiinta Utartamaya musharaxa madaxwayne ee Xisbiga Kulmiye Waxayna Sheegen In Taageero Mug IYo Miisan leh ay uhayaan Muuse Biixi Cabdi Gudomiyaha Kulmiye Waxana Munaasibadasi Goobjog ka ahaa Gudomiyaha Ururka Naw Haweeya Cabdi Kaahin Xogeyaha Ururkasi Naw marwo kaltuun
Xogeyaha Kulmiye Ee Gobolka Xaliimo Muuse
Gudomiye kuxigenka Kulmiye Ee Gobolka Deeqa Aw muuse
Halkan Ka Daawo Video

 

Log1
Gabiley.NET Office Gabiley