Daawo:-Xukuumada Somaliland Oo Si Heersare Ah U Qaabishay Ergayga Midowga Yurub u Qaabilsan Somaliland Iyo Somalia.

Hargeisa(GNN):- Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Siilaanyo iyo Xubno Wasiiro Ah Ayaa Maanta Hab Meeqaam sare ah Usoo Dhaweeyey Ergayga Midowga yurub U Qaabilsan Somaliland Iyo Somallia Waxaana Halkaasi Faahfaahin ka Bixiyey Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibeda Iyo Ergayga Midowga Africa, Halkan Ka Daawo Warkaasi oo Faahfaasan.

Hargeisa Somaliland
Gabiley News Desk
Axmed Almis