DHAGAYSO:Gudoomiyaha Gobolka Awdal Md Ramaax Oo Sheegay In Gabi Ahaan Maleeshiyadii Wabar Isa Soo Dhiibeen.

Boorama(GNN)-Guddoomiyaha gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan ayaa VOA u sheegay in maleeshiyadaasi lagu xareeyay xerada Goronyo Cawl ee gobolkaasi si loo qarameeyo.

 

Log1