Guddoomiye Cirro Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Khilaafka Kulmiye iyo Is Casilaada Wasiirada

Hargeisa(GNN):-Guddoomiyaha Xisbiga Wadani ayaa ka hadlay khilaafka kulmiye iyo is casilaada wasiirada xukuumada kulmiye. waxaanu yidhi

http://i2.wp.com/somalilandtoday.com/slt/wp-content/uploads/2015/11/cirross-1.jpg
“Xisbiyada qaranku waa hanti shacabku eeyihiin ,dhexdhexaad baanan jecelahay inaanu arrimaha Xisbigaasi ka noqono ,khilaafkoodana inay dhamaystaan baan jecelahay ,arinta Xisbiga KULMIYE ka jirtaana waa cadaalad darro “.ayuu yidhi Guuddomiye Cirro
Guddomiyaha Xisbiga WADDANI oo hadalkiisa sii wata ayaa dhanka kal ka hadlay scasilaadii Xubnihiitirada badnaa ee Xkuumada ka baxay waxaanu yidhi “Wasiirada iska casilay Xukuumadu arrin murugo badan bay ahayd ,caadina may ahay n intaasoo wasiir ka baxaan xukuumada ,xalkana uma arkayo hebel hebel ku badal ama magacyo la doon doono Madaxwaynuhu arrintaas dib ha ugu noqdo xalna hala keeno Kudka meesha galayna haka soo saaro “ayuu yidhi Guuddomiye Cirro.

Hargeisa Somaliland
Gabiley News Desk