Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo Sibalaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Dalka Nederland (Sawiro).

Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ee wadani Cabdiraxman Maxamed Cabdilaahi Cirro oo jaaliyada Somaliland ee dalka Nederland si weyn ugu soo dhaweysey

Qurba jooga Somaliland ee dalkan Holland aya si balaadhan u soo dhaweeyay gudoomiyaha xisbiga wadani Cabdiraxman Cirro oo socdaal ku maraya dalka nederland

w1(58)

Mucaarid iyo muxaafidba waxay sheegeen in ay si weyn u soo dhaweyn doonaan Masuuliyiinta dalka.

w2(53)

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI MudaneCabdiraxmaan Cirro,aya u mahad celiyey dadweynaa reer Somaliand sida qiimaha iyo qadarinta mudan ee ay u soo dhaweeyeen.rag iyo dumarba Hadal kooban oo uu halkaasi ka soo jeediyay ayaa waxa uu ku sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay sida loo soo dhaweeyay isla markaana uu maalmo kooban ku sugnaan doono Nederland isago wada xaajoodyo la yeelan doona masuuliyiinta dalkan Nederland Iyo waxa kalo u kulamo la yeelan doono masuuliyiinta iyo taageerayaasha u Xisbiga Wadani Ku leeyahay Dalka Holland

w3(49)

w4(39)

w5(36)

 

Log11