Hanbalyo Meher Wacan Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax

Gabiley(GNN)Hanbalyo Meher Wacan Arooska Wariye Geedi Cumar Muxumed Iyo Marwadiisa Hodan Maxamud Yusuf oo Meherkoodu ka dhacey Magaalada Gabiley Ee Xarunta Gobolka Gabiley

geedi

 

Maxamed Xasan Sh Maxamed (Juba)

C/risaaq Axmed Hayaan (ilkacase)
C/shakuur Haybe Maxamed
Mukhtar Ismaciil Cali
Cilmi Maxamed Jaamac
Cabdiraxmaan Nuux Axmed (Hiiraan)
Kayse Daahir Axmed
Dr Ridwaan Maxamed Cali
Axmed Ibraahim Daahir
Mustafe Cabdi Jaamac
Geedi Cumar Muxumed
C/raxman Sayid Faarax(Jeesto)
Mukhtaar Nuux Ibraahim
Sakariye Raage Ibraahim
Muxuyadiin Maxamed Daahir
C/kariim Muxumed Xasan

DSC07329
Maxamed Xasan Maxamud
Jacfar Cawil Riiraash
Abwaan Cabdi Cali Xirsi
Abwaan C/raxmaan Maxmed Macalin (Baas)
Axmed Faarax Jamac
C/salaan Muxumed Bade
Fanaan Shariif Maxamud Axmed (Shariif Dheere)
Caydaruus Axmed Ismaaciil (Qadiye)
Nimcaan Dheeg Ibraahin
Ahmed Sh Nour Ducaale (Ahmed Biito)
C/rashiid Haybe Faarah
Kayse Cumar Ibraahim
C/fataax Xuseen Ducaaleh
Xaamud Xuseen Ducaaleh
Ahmed Barkhad Warsame (Shiine)
Abokor Xasan Caafi
Maxamed C/laahi Dabshid
Maxamed Nuur Bilibili
Dhamaan Asaxaabtaasi aan magacyadooda kor kusoo xusnay Waxey Hambalyo iyo Bogaadin aan lasoo Koobi karin hawada u marinayaan Meherka Wariye Geedi Cumar Muxumed Iyo Marwadiisa Hodan Maxamud Yusuf oo aMeherkoodu ka dhacey Magaalada Gabiley Ee Xarunta Gobolka Gabiley Waxayna Illhay Uga Baryayaan Inuu Caafimaad ,Bash Bash iyo Barqaaqo Ku Gaadh Siiyo Aqalgalkooda .