Komishanku Wuxuu Muhmal Galiyay Kaarkii Aqoonsiga Muwaadinka Somaliland ee uu Ku Qadan Lahaa Kaarka Codaynta ….Aadan Maxamed Xaaji

Gabiley(GNN) Siyaasi Aadan Maxmed Xaaji ayaa Carabka Ku Dhuftay inay Xisbiyada Mucaaridku u Muuqdo Kursigu Balse Aanu u Muuqan Xeerkii Duwaan Galinta Ee Buuqa Badan Dhaliyay  inanay Komishanka Doorashoyinku Xeerkaa Ku Soconin iydoo Hore ay Komishanku u sheegeen inaan Kaarka Dhalashada Muwaadinka Cida Aan Haysanin  Aanay Codayn Doonin Balse Taasi aanay Muuqanin.

Halkan Ka Daawo Warkaasi oo Faah-faahsan

 

 

 

GABILEY.NET

GABILEY OFFICE