DAAWO SAWIRADA:Kulan Lagu Sii Sagootinaayey Agaasimaha G.ee Arrimaha Guddaha Mudane C/faarax iyo Fanaanadda Nimco Degan oo ka Dhacay Bariga London.

London(GNN)-Waxaa xaley Ka dhacey Gobsoor Restaurant oo ku yaalla barriga magaaladda london xaflad ballaadhan oo lagu marti qaadey Agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha guddaha Mudane C/faarax Siciid jaamac iyo Fanaanadda Qaranka NimIMG_2011co Degan.

ugu horreeyntii Mudane Siciid Ucid oo ahaa daadihiyaha barnaamijka uu u yeedhay oo hadalka billaabey Guddoomiyaha Jaaliyadda Somaliland ee bariga London Mudane Maxamud Ibrahin Xasan (Mahamoud Qoorgaab) isaga oo mahadnaq ballaadhan u soo jeediyey dhamaan marti sharafta Ka kala yimi xaafaddaha magaaladda london iyo qaban qaabiyayaasha xafladda.  Wuxuu sidoo kale si diiran ugu soo dhaweeyey xaafadda mudane C/fataax iyo Nimco Degan. 
IMG_2014
IMG_2016
IMG_2018
IMG_2019
IMG_2034IMG_2036IMG_2038IMG_2044IMG_2047IMG_2053IMG_2060IMG_2069IMG_2074IMG_2085IMG_2087IMG_2095IMG_2098IMG_2099IMG_2102IMG_2106
Log1