Madaxwayne Siilaanyo iyo dhamaan golaha wasiirada ayaa hadda gaadhey hoolka uu ka socdo shirka golaha dhexe ee Kulmiye.

Hargaysa(GNN) Madaxwayne Siilaanyo iyo wafti uu hogaaminayo oo ka kooban dhamaan xubnihii golaha wasiirada  ayaa imika Tagay hoolka uu ka socdo shirka golaha dhexe ee Kulmiye.

munaasibadu waxa ay u muuqataa ilaa hada mid leh weji dagan kedib markuu madaxweynuhu yimid waxaa yaraatay kooxaysigii waxaana uu mudane kastaa fadhiistau booskiisii, waxaa la filayaa in madaxweynuhu halkaasi ka jeediyo Khudbad waxaase ay su’aali ka joogtaa, madaxweyne siilaanyo khudbadiisa ma ku darsan doonaa tanaasulidii muxuuse ka hadli doonaa.

warkan oo Faahfaahsan mardhaw kala Soco Gabiley.Net