Madaxwayne Siilaanyo oo Ka Tanaasulay Murshaxa Madaxweyne ee Xisbiga kulmiye

Hargaysa(GNN) Madaxwayne Siilaanyo  ayaa shirk golaha dhexe ee Xisbiga kulmiye ee maanta ka socda Caasimada Somaliland ee Hargraysa ka jeediyay khud dhinacyo badan taabanaysa.

madaxwaynaha  ayaa sheegay inuu si iskiiya uga tanaasulay tartanka muharaxnimada Golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye “waxaan u tanaasulay inaan fursad siiyo kuwii sanadada badan ila soo halgamayay, waxaan rabaa inaan Somaliland kaga tago wado aan hore loogaga tegin, waxaan diyaar u ahay inaan u tanaasulo saaxibadaydii ila soo dedaadal” ayuu yidhi madaxwayne Siilaanyo.