Madaxweyne Siilaanyo oo Saaka Ku Waabariistay Magaalada Berbera Ee Xarunta G.Saaxil

Madaxweynaha Somaliland Oo Socdaal Aan Hore Loo Sii Shaacin Ku Gaadhay Magaalada Berbera Ee Xarunta G/Saaxi Madaxweyne Siilaanyo Oo Safar Aan La Shaacin Ugu Baxay Magaalada Berbera Iyo U Jeedada Rasmiga Ah Ee Ka Danbeeya Socdaalka Weftiga MadaxweynahaWefti uu hogaaminaayo madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa goor dhawayd u socdaalay magaalo xeebeeda Berbera.Hargeysa (Warsugan) Wefti uu hogaaminaayo madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa goor dhawayd u socdaalay maggaalo xeebbeeda gobolka saaxil ee Berbera.Safarka weftiga madaxweynaha lama sii shaacin lamana saadalin karo arrimaha shaqo ee ay u baxeen.Madaxweynaha waxaa socdaalkiisa ku wehelinaayey xubno ka tirsan golaha wasiirada,marwadda madaxweynaha, afhayeenka madaxtooyada iyo masuuliyiin kale.Madaxweynaa iyo weftigiisa ayaa la filayaa inay caawa u hoydaan magaalada Berbera, iyaga oo bari hawlaha ay u baxeen magaalada ka bilaabi doonaSafarka Madaxweynaha Somaliland Iyo Wararka La Xidhiidha Si Dhamaystiran Ugala Soco Goor Dhow Gabiley.Net