Musharax Xisbkiga Kulmiye Oo Tacsi Tiiraanyo leh U Diray Dalka Djoubti Geerida Marxuum Ibraahim Dheere.

Hargeisa(GNN):-Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ahma musharaxa madaxweyne ee xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa dhanbaal tacsi ah gaadhsiiyey ehelada, qaraabada iyo asxaabta uu ka geeriydooday Ganacsade Ibraahin Cabdi Kaahin oo ku geeriyooday magaalada Djabouti ee xarunta wadanka Djabouti.

Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ahna musharaxa madaxweyne ee xisbigaasi Muuse Biixi Cabdi waxa uu ehelada marxuunka iyo guud ahaan shacabka somaliland ilaahay uga baryey inuu samir iyo iimaan ka siiyo , marxuunka naxariistiisii jano ka waraabiyo.

Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ahna musharaxa madaxweyne ee xisbigaasi waxa kale oo uu dhanbaal tacsi ah gaadhsiiyey dawlada, ganacsatada iyo shacabka wadanka Djabouti  taas oo ka tacsiyadeeyey geerida Marxuun

Hargeisa Somaliland
Axmed Almis