Shirka Golaha Dhexe Ee Kulmiye ee Lagu Muransanaa Oo Ka Furmaya Saaka Maansoor

Hargeysa(GNN)- Shirka golaha dhexe ee Kulmiye ayaa saaka ka furmaya hotelka Maansoor ee Hargeysa. Shirka ayaa lagu dooranayaa musharaxa madaxweynaha iyo kuxigeenka Kulmiye uga qayb gali doona tartanka doorashada 2017-ka.

Illaa hadda inta la ogyahay waxaa u tartamaya jagada musharaxa madaxweyne Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi, halka kuxigeenka ay ku loolami doonaan Musharax Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye iyo madaxweyne xigeen Saylici.

 

Warkan Faahfaahsan Kala Soco Gabiley.Net