Shirkada AFRO MEDIA PRODUCTION Oo Ku Cusub Dalka Ayaa Adeegyo Casriya Kusoo Bandhigay Carwada Somaliland Bussines Fair.

Hargeisa(GNN):- Shirkada Afro Media Production Ayaa Ah Shirkad Casriya oo Bulshada ka Haqabtiraysa Dhinaca Technologyada iyadoo adeegsaneysa Qalab iyo aqoon casriya oo isla markaana kuu fulinaysa adeegyo kala duwan, waxaan shirkada iyo adeegyada ay bixinayso sharaxaad naga siiyey Eng Guuleed Maxamed Xassan “Gabyaaye” Oo Kamida Masuuliyiinta Shirkada Afro Media Production. Waxaanu Ku Bilaabay Sidan.
Hargeisa Somalilane
Gabiley News Network
Axmed Almis
Contactgabileynews@gmail.com