DAAWO:Aas Qaran Oo Magaalada Berbera Loogu Sameeyay Taliyihii Ciidamada Birmadka Saaxil Ee Ladilay

Barbara(GNN)Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil, ayaa aasqaran loogu sameeyay alle haw naxariiste Taliyihii ciidamada Birmadka ee gobalka Saaxil, kaas oo uu dilay Askari kamid ah Ciidamadiisu.