Bulshada Oo Ka Dareen Celisay Guddida Madaxweyne Siilaanyo U Igmaday Isku Socodka Somaliland iyo Somalia

Hargeysa(GNN)-bulshada Somaliland ayaa ku war heshay kulan guddi xukumadda ka tirsan yeelatay. Guddida oo la sheegay in madaxweynuhu u magacaabay isu socodka Somaliland iyo Somalia, taasi oo aan wali hawl qabadkeedu caddayn.

 

 

Log11