Ciidanka Qaranka Somaliland ee Jiida Laascanood oo Gaadhay Degaanka God’Aalo.

Waxa Maanta Gaadhay Degaanka Go’aalo Ciidan Ka Tirsan Jamhuuriyada Somaliland Iyado Beryahi uu Dambeysay Hallkaasi Isko Uruursanayeen Maleeshiyo Beeledyo.

Xaalada degaankaasi aya aad uu wanaagsan iyado Dadweynaha Degaankaasi soo dhoweeyeen Ciidanka Iyago halkaas Dadweynaha Magaalada Kulan la yeeshay, waxaana La sheegaya inay maleeshiyadi Kala Carartay hallkaas Ku sugnayd waxa La filaya inay Ciidanku Goobtaas Saldhig Ka sameystaan.

 

gabiley.Net