DAAWO: Dr.Maxamed Cabdilahi oo si wayn loogu soo dhaweeyay magalada London.

Wasiirkiii hore ee arimaha dibada somaliland Dr.maxamed Cabdilahi Cumar ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay magaalada London oo uu booqasho ku marayo .

Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network