DAAWO Fannaanada Caanka ah Ee Khadra Daahir Cige, Oo Ka Sheekaysay Jacaylka Iyo Saamaynta Uu Ku Yeeshay Nafteeda, Fariina U Dirtay Haweenka Wax Jecel

Fanaanada weyn ee caanka ah ee Khadra Daahir Cige, ayaa si mug leh uga sheekaysay jacaylka iyo waliba sida uu nafteeda u saameeyay, waxaanay sidoo kale fariin u diray haweeenka wax jecel kuwaas oo ay ku boorisay inay cadaystaan jacaylka iyadoo ugu maahmaahday maahmaahda somaliyeed ee ah “Wixii aad qarsataaba way ku qarsadaan”

Halkan Ka Daawo

 

 

GABILEY.NET