DAAWO Jamacada Timacade Ee Magalada Gabiley oo Lagu Qabtay Kulan Lagaga Arinsanaayo Qorshaha Horumarineed ee Sadexda Sano ee Soo Socda 2016 ilaa 2018ka

Gabiley(GNN) Maamulka Heer Gobol iyo Heer Dagmo ee G.Gabiley ayaa Kulan Ay  La,Yeesheen Isuduwayaasha Lamaha Wasaradaha Kala Duwan ee Ka Hawl Gala G. Gabiley iyo Gudoomiyayasha Dagmooyinka Hoos Yimaada isla Gobolka

Kulankani oo Ka Dhacay Jamacada Timacade ee Magalada Gabiley islamarkana ahaa Mid lagaga Arinsanaayo Qorsha Horumarineed ee Sadexda Sano ee Soo Socda Daawo warkani oo faah faahsan

 

 

C/rasaaq Axmed Hayaan ilkacase

 

GABILEY.NET

GABILEY OFFIE