Daawo Muuqaal:-Marwada Madaxweynaha Deeq Oo Agab Caafimaad Ah Gaadhsiisay Cusbitaalka Boorama Iyo Mashaariic Ay Xadhiga Ka Jartay Iyo Kuwo Ay Dhagax Dhigtay.

Boorama(GNN):-Wafti balaadhan oo ay horkacayso Marwada koowaad ee Qaranka Somaliland Marwo Aamina Maxamuud JIrde(Aamina Waris) ayaa goor dhawayd soo gaadhay Xarunta Gobolka Awdal ee Boorama, waxaana waftigan lagag hortagay duleedka Magaalada.