DAAWO:Siyaasi Maxamed Haaruun Oo Laga Waraystay Siyaasada Arrimaha Dibada Somaliland.

Maxamed Haaruun waa siyaasi bartay cilmi siyaasada iyo xidhiidhada caalamiga ah, waxaanu hore u ahaan jiray xoghayaha arrimaha dibada ee xisbiga UCID, Hasayeeshee hada waxa uu wadaa cilmi baadhis, waxaanu rabbi subxaana wa tacaalaaye uu ka qaaday nuurka indhaha, waxaanu ugu bedelay maskax furnaan.