DAAWO SAWIRADA:Fanaanka Mohamed BK Booqasho Rasmi Ku Tegay Xarunta Baarlamaanka Ee Dalka Sweden.

Fanaanka caanka ee Mohamed BK oo booqasho ku jooga dalka Sweden ayaa lagu soo casuumay xarunta baarlamaanka ee dalkaas looga taliyo. Maxamed Said Abdi (BK) ayaa loo aqoonsaday in uu yahay ambassador dhaqanka Soomaaliga ku fidinaya aduunka. Booqashada uu Mohamed BK ku joogo Sweden waxaa suuro gelisay safaarada Somaliland ee Sweden iyo Ururka Hangool Foundation.

bk2

bk4bk3
bk1

 

 

 

 

Log1