DAAWO:Rabshado ka Dhacay Maanta Jabuuti iyo Khasaaraha Ka Dhashay + SAWIRO.

Xiisaddan ayaa billaabantay subaxnimadii saaka xiligaasi oo dadweyne tiro badan ay isugu soo baxeen munaasabad Siyaaro ah oo sannad walba la qabto oo lagau xuso Sheeh Yoonis Muuse.

Ciidamada ammaanka ayaa isku dayay inay kala dareeriyaan dadkii ka soo qayb galay xuskan waxaanay taasi keentay in ciidamada iyo qaar ka mid ah dadweynuhu isku dhacaan Waxaana la xaqiijiyay inay halkaas ku dhinteen 15 qof oo rayid ah iyo 36 kale oo dhaawac ah sida ay noo xaqiijiyeen qaar ka mid ah goobjoogayaal halkaas ku sugnaa.

dag1dag2dag3 dag4

Gabiley.Net